PuNtLaNd ChAt - Dhamaan Somali
Soo Booqo Mar Kasta Puntlandchat.co.cc
Puntland Chat Network ''Waxa ka mamnuuc ah Cayda iyo Aflagado dhamaan, Qofkii lagu arki waa laga xiraya Bogga dibna logu soo celin mayo''
3 members
2 members
1 member
4 members
1 member
10 members
Added by Yusuf Cali ™
Added by ayaan ahmed
Added by pirlooo
Posted by kaafikoronto on November 6, 2009 at 8:56pm
Posted by kaafikoronto on November 6, 2009 at 8:18pm
Posted by kaafikoronto on November 6, 2009 at 8:01pm

Posted by Yusuf Cali ™ on November 5, 2009 at 11:25pm
asalama calaykun asxaabta isticmaasha aaladaan dhamaantiin waan ini salamay
Tagged: Network, Chat, Puntland
Started by cawil jama in Isbarashada PuntlandChat 1 day ago.
Waxa ka dhacay dhawaan dalka Maraykanka Qiso la yaable kadib markii maxakamada la soo taagay gabadh u dhalatay dalka Maraykanka oo ku ee daysnayd inay dishay wiil yar oo ay dhashay iyada oo inanke...
Tagged: Network, Chat, Puntland
Started by Yusuf Cali ™ in Dhacdooyinka & Siyaasadda Sharciga Nov 4.
Marka uu qofku hindhiso waxa inagu waa jiba hadii aynu nahay umada Muslimiinta ah inaynu nidhaahno Alxamdu LLi llaah ka kalena ugu duceeyo Arxamaka llaah, iyada oo ay sidaa tahay aaya hadana waxaan...
Tagged: Network, Chat, Puntland
Started by Yusuf Cali ™ in Arrimaha Caafimaadka Nov 4.
Xiddiga qadka dhaxe u haya kooxda kubada cagta ee inter milana ayaa waxaa looga yeeray xulka qaranka arjantina ka dib markii uu magacaabay tababare leeliya xulka qaranka arjantina ee deago Armando ...
Tagged: Network, Chat, Puntland
Started by Yusuf Cali ™ in Ciyaaraha Somalida & Calaamka Nov 2.
Thursday
April 16, 2009 at 6:15pm to April 16, 2020 at 7:15pm – Bosaso
Dhamaan Akhyaarta ku soo dhowaada Puntland chat waa web aad ku wada sheekeysan kartaan dhamaan shacabka, websiteka puntland chat waxa ka mamnuuc ah waxii ka baxsan arrimaha bulshada waana web aan u...
Organized by Puntland - Chat | Type: taariikhda, furitaanka, xaflaada, puntland, chat, room




Mudane Cabdullaahi Yusuf Axmed Xafidahullaah
Mudane Maxamed Cabdi Xaashi
Mudane Gen. Cadde Muuse Boqor
Mudane Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Aw Maxamud
Dhamaan Waa Madaxweyne-Yaashi Hore ee Dowlada Dimqaaradiga Ah ee Puntland. ''KU DAYO PUNTLAND''

Created by PuNtLaNd ChAt Apr 18, 2009 at 9:49pm. Last updated by Ahmed Sheikh Sep 18.
BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM
Mahad dhamaanteed waxaa iska leh rabbi SWT nabad galyo iyo naxariinsna nabigeena suuban korkiisa allaah hayeelo,
Intaas kadib walaalayaal waxaan isku dayeynaa inshaa allaah in aan wax ka tilmaanno Acmaasha wanaagsan ee haboon in uu ku dadaalo qofka muslimka ah sameynteeda maal maha iyo habeenada bisha ramadaan ee barakaysa… Continue
Created by PuNtLaNd ChAt Aug 29, 2009 at 4:26pm. Last updated by PuNtLaNd ChAt Aug 29.
© 2009 Created by PuNtLaNd ChAt on Ning. Create Your Own Social Network